HomeUncategorized

Khudbadihii issimada Puntland oo wali ka socda xarig-jarka Garoonka Caalamiga ah ee Boossaaso

Boossaaso, 08, Janu, 2015 - Waxaa wali Garoonka magaalada Boossaaso ka socota xafladii xarig-jarka garoonka caalamiga ah ee magaalada Boossaaso.

DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Sabti_24
Gar-gaar la siiyey 1000 qoys oo ku guryo waayey dab qabsaday Kaam ku yaala Galkacayo (Sawirro)
Gudoomiyaha Iskaashatada beeralayda gobolka Bari oo sheegay in ay kobcayso wax soo saarka beeralayda.

Boossaaso, 08, Janu, 2015 – Waxaa wali Garoonka magaalada Boossaaso ka socota xafladii xarig-jarka garoonka caalamiga ah ee magaalada Boossaaso. Waxaana wali socota khudbadihii Issimada Puntland.

Ugaas Xassan, Ugaas Yaasiin, Garaad Cabdullaahi Cali Ciid, iyo Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa khadbado kale duwan ka jeediyay munaasabada, waxaana ay dhammaantoon aad usoo dhaweeyeen Daahfurka Garoonka, iyagoo si wadajir ah u tilmaamay tillaabadaan in ay tahay hormar way oo ummadda Soomaaliyeed ay ku tillaabsadeen.

Issimada ayaa si wayn ugu mahadceliyay dawladaha Talyaaniga iyo China, iyagoo si wadajir ah u xusay Garoonka cusub in uu yahay mid ka dhaxeeya bulshada Soomaaliyeed.

Diiwaanka Wararka, 

Radio Daljir,

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: