Boqor Burhaan oo Soomaalida ugu baaqay in ay dhammaystiraan inta ka dhiman Airport-ka Boossaaso

Boossaaso, 08, June, 2015 – Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada ku dhaqan Puntland in ay ku dadaalaan sidii ay u dhammaystiri lahaayeen Airport-ka Boossaaso.

“Waxaan ummada ugu baaqayaa in ay iska kaashadaan sidii ay wadajir ugu dhammaystiri lahaayeen 1 KM oo ka dhiman Garoonka, arrintaas waa mid Soomaali oo dhan u taala, waana tillaabo u baahan iskaashi buuxa.

Boqor Buhaan ayaa sidoo kale waxaa uu MD Xassan Sh. Maxamuud Iyo Madaxwayne Cabdiwali Cali Gaas ugu baaqay in ay wax ka qabtaan duufaannadii dhawaan ku dhuftay gobolka Gardafuu ee Puntland.

Diiwaanka Wararka,

Radio Daljir

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com