Khayre oo Mashaaric ka dhagax dhigay magaaladda Baydhabo

HomeWararka

Khayre oo Mashaaric ka dhagax dhigay magaaladda Baydhabo

Ra’Iisul Wasaaraha XFS Xasan Cali Kheyre oo uu wehlinayo Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maanta waxaa

Tartan & Tacliin: Caawa waa habeenkii u dambeeyay iyo dugsiyada ku tartamaya kaalinta 3aad (Akhriso)
RW Xasan Cali Khayre oo Newyork Kula Kulmay Madax kala Duwan
Maamulka Hiirshabeelle oo ka hadlay dilka xildhibaan ka tirsanaa maamulkaas

Ra’Iisul Wasaaraha XFS Xasan Cali Kheyre oo uu wehlinayo Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maanta waxaa ay sirasmi ah xariga uga jareen Ceel Biyood Lagu Hirgeliyey Duleedka Magaalada Baydhabo.

Dhinaca kale Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxweyne Cabdi Casiis laftagareen ayaa waxaa ay dhagax-dhigeen Wadada Xariirisa Xaafadaha Berdaale iyo Horseed ee Magaalada Baydhabo taas oo la filayo in dhismo laga bilaabo.

Saacadaha soo socda ayaa sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha la filayaa in uu dhaagx-dhigo Xarumo muhiim ah si dhismooyin looga bilaabo,isaga oo intaasi kadib aadi doona degmada Xudur ee Xarunta gobolka Bakool.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: