Khayre oo Awaamir Cusub ku soo rogay Guddiga ka hortaga Covid-19

HomeWararka

Khayre oo Awaamir Cusub ku soo rogay Guddiga ka hortaga Covid-19

Shirka fogaan-aragga ee Guddiga Qaran ee xakameynta COVID19 ayaa xalay qabsoomay, waxaana Shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya

Muqdisho: Saraakiishii ku dhimatay qaraxii saldhiga Waabari oo la Aasay (Sawirro)
Xildhibaan Zakariye oo Marlaxadda dalka iyo Qabylaada ka hadlay (Daawo)
WARBIXIN: Boosaaso laga daahfuray Cisbitaalka lagu magac darray Aaas asihii Jaamacada CCB

Shirka fogaan-aragga ee Guddiga Qaran ee xakameynta COVID19 ayaa xalay qabsoomay, waxaana Shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Cali khayre,iyada oo looga hadlay qodobo dhowr sh.

Shirka ayaa waxyaabaha looga hadlay waxaa ka mid ahaa ballaarinta wacyigelinta bulshada, gaar ahaan dhallinyarada oo ah tirada ugu badan ee laga helayo feyraska Karoona.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa faray Xubnaha Guddiga inay badiyaan wacyigelinta Bulshada ee la xiriirta ka hortagga Cudurka safmareenka ah ee COVID-19.

Guddiga ka hortagga Cudurka COVID-19 ee uu Guddoomiyaha ka yahay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa ay yeesheen kulan joogto ah,kaas oo laga soo saaro go’aamo looga hortagayo Coronavirus,kuwaas oo qaarkood aan weli dhaqan gelin.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: