khasaare ka dhashay Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho

khasaare ka dhashay Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho

Ugu yaraan saddax askari ayaa ku dhaawacantay kadib markii qarax miino lala eegtay gaari ay saarnaayeen deegaanka Carbiska ee degmada Afgoye.
wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdiraxmaan waabari ayaa ka waramaya.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com