Kenya oo dib u furaysa Safaaraday ku lahayd Soomaaliya

HomeWararka

Kenya oo dib u furaysa Safaaraday ku lahayd Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa jawaab ka bixisay go’aankii dowlada Soomaaliya ay dhowaan ku sheegtay inay dib u fureyso safaaradii ay ku lahayd magaalada Nairobi

Xiisad Coladeed oo laga soo sheegayo Gobalka Galgaduud (dhegayso)
Axmed Madoobe oo Faraweyne u magacaabay guddoomiyaha degmada Kismaayo
Sucuudiga oo soo celiyaay ku dhawaad 30 Kun oo neef & Arragtida Shacabka PL (dhegayso)

Dowladda Kenya ayaa jawaab ka bixisay go’aankii dowlada Soomaaliya ay dhowaan ku sheegtay inay dib u fureyso safaaradii ay ku lahayd magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibbada Kenya ayaa lagu sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay dib ugu furayaan Xaruntooda Safaaradda ay ku leeyihiin Muqdisho, isla markaana ay dib u bilaaban doonaan shaqooyinkii hakadka ku jiray.

“Waxaan ku casuumeynaa safiirka Dowlada Federalka Soomaaliya inuu dib ugu soo laabto Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka, dibna uu bilaabo shaqadiisa Safiirnimo ee uu ka haayay halkaas.”ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibadda Kenya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0