Kaluumaystada degmadda Banderbayla oo ka cabanaya maraakibta jariifka (dhegayso)

HomeWararka

Kaluumaystada degmadda Banderbayla oo ka cabanaya maraakibta jariifka (dhegayso)

Maraakiib iyo doonyo kalluumaysi oo ajaanib ah ayaa xiligaan ku sugan degmada B/bayla ee gobolka Karkaar, kuwaasi oo ishortaag ku sameeyey kalluumaysa

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Itoobiya (Akhiso)
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Maraakiib iyo doonyo kalluumaysi oo ajaanib ah ayaa xiligaan ku sugan degmada B/bayla ee gobolka Karkaar, kuwaasi oo ishortaag ku sameeyey kalluumaysatada iyo dadka ka shaqaysta aargoostada inay badda u shaqo tagaan.

dadka degaanka oo la soo xiriiray Radio Daljir ayaa sheegay in dhibaato xoogan ka haysto inay xeebahas u kaluumaystaan maraakibta jiriifka.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: