Kalfadhigii 23 aad ee Gollaha Degaanka Garowe oo maanta lasoo Gabagabeyeey (dhegayso)

Kalfadhigii 23 aad ee Gollaha Degaanka Garowe oo maanta lasoo Gabagabeyeey (dhegayso)

Waxaa maanta Caasimadda Puntland ee Garowe lagu soo gabagabeyeey Kalfadhigi23 aad ee Golaha degaaka Degmadda Garowe,waxaana si rasmi ah usoo xiray Duqa Garowe Xasan Maxamed Ciise (Xasan Goodir)

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Warbixintan Garowe kaso jeedinaysa

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com