Jubbaland oo Waxbarasho u Diyaarinaysa Qaxootiga Ka Imaanaya Kenya (dhegayso)

Jubbaland oo Waxbarasho u Diyaarinaysa Qaxootiga Ka Imaanaya Kenya (dhegayso)

Maamulka Jubbaland ayaa daahfuray shir looga hadlayey sidii waxbarasho lacag la aan ah loo gaarsiin lahaa dadka baracakayaasha ah ee ka soo laabanaya xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com