JUBBALAND: Baarlamaanka oo maanta dhegaysanaya khudbadaha Musharaxiinta Xubnaha ka harsan Aqalka Sare

HomeWararka

JUBBALAND: Baarlamaanka oo maanta dhegaysanaya khudbadaha Musharaxiinta Xubnaha ka harsan Aqalka Sare

Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta oo Arbaco ah dhegeysanaya khudbadaha Siddeed musharax xubnaha u tartamaya Aqalka s

SHINIILE, DDS: Maamulka oo hirgaliyay waddooyin casri ah (daawo)
Siyaasi Muuse Cali Jaamac oo la sii daayey
Madaxweyanaasha Puntland iyo Galmudug oo cadaado gaaray (Sawiro)

Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta oo Arbaco ah dhegeysanaya khudbadaha Siddeed musharax xubnaha u tartamaya Aqalka sare ee laga soo doorto maamulkaas.

Musharrixiintaas oo gaaraya 8 Xubnood ayaa ku tartami doona Afarta Kursi ee Jubbaland uga harsan 8 kursi uu Maamulka Jubbaland ku leeyahay Aqalka Sare.

Shan ka mid ah musharaxiintan ayaa ah dumar iyadoo 2 ka mid ah kuraasta loo tartamaya ay gaar u tahay haween ayaa waxa ay kala yihiin;

1:Ibrahim Awgaab Cismaan
2-Farxiya Macalim Cabdi

1: Maryan Faarax Kadiye
2;Samsam Maxamed Bishaar

1: Xasan Daahir Yarow
2-Cali Maxamed Cali

Berri oo ah khamiis 21ka Oktoobay ayaa la qorsheeyay in ay dhacdo doorashada afartan kursi ee ka harsanayd kuraasta Aqalka Sare ee laga soo dooranayay Jubbaland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: