Jubaland oo dowladda uga digtay faragalin siyaasadeed (dhegayso)

Jubaland oo dowladda uga digtay faragalin siyaasadeed (dhegayso)

Maamulka Jubaland ayaa markii ugu horaysay uga digay dowladdda Fadaraalka Soomaaliya in ay faragalin ku samayso doorashada Madaxweyne ka dhici doonta Jubaland bartamaha sannadka 2019ka .

Wasiirka Wasaarada Amniga ee Jubaland Cabdishiid Xasan Nuur oo la hadlaayay ciidamada amniga maamulka Jubaland ayaa soo hadal qaaday in dowladda Soomaaliya ay maalmahan maamulada ku hayso faragalin siyaasadaysan, taas oo ay ku doonayso in shaqsiyaad iyada ay wadato u soo magacawdo maamulada dalka.

Dhegayso.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0