jigjiga: Gaadiidka Bajaajta oo laga mamnuucay waddada halbowlaha u ah magaalada (Sawirro)

jigjiga: Gaadiidka Bajaajta oo laga mamnuucay waddada halbowlaha u ah magaalada (Sawirro)

JIGJIGA, Si loo yareeyo saxmadii badnayd ee magaalada jigjiga ayaa waxaa jidka weyn ee halbowlaha magaalada laga mamnuucay guud ahaanba gaadiidka Bajaajta.

Sawirro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com