Jawiga Boosaaso oo maanta ka duwan maalmihii hore oo ay dadku baqdin dagaal qabeen

Jawiga Boosaaso oo maanta ka duwan maalmihii hore oo ay dadku baqdin dagaal qabeen

Jawiga Bosaso ayaa maanta ka duwan maalmihii hore oo ay dadku baqdin dagaal qabeen.

Goobihii waxbarashada ee shalay fasaxa la geliyay ayaa si caadi ah loo aaday maanta, sidoo kallena ganacsiga ayaa isaguna sidii hore kusocda, inkastoo bulshada ay iswaydiinayaan khilaafka dowladda iyo Agaasimaha PSF ee madaxwaynaha uu xilka kaqaaday.

Inkastoo aanay jirin heshiis laga gaaray khilaafka haddana ciidamada PSF ayaa ka baxay dhufaysyo ay horay u samaysteen xaafadaha saldhigooda ciidan u dhow.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com