Jariifka xeebaha Puntland lagu hayo oo si xoogaysanaysa (Daawo)

Jariifka xeebaha Puntland lagu hayo oo si xoogaysanaysa (Daawo)

Waxaa sii xoogaysanaya qaylo-dhaanta deegaanno kala duwan oo xeebaha Puntland ah, taasoo salka ku haysa maraakiib jariif ah oo xeebaha Puntland buux dhaafshay sida ay Daljir u xaqiijiyeen dad kala duwan oo deegaanka ah.

Ciise Cali Cumar ayaa Faadumo Deggan uga warramay dhibaatooyinka ay kala kulmaan maraakiibta jariifka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com