Jariifayaal dhibaato ku haya xeebaha degmadda Gumbax (Daawo)

HomeWararka

Jariifayaal dhibaato ku haya xeebaha degmadda Gumbax (Daawo)

Guddoomiyaha degmadda Gumbax Maxamuud Axmed Muuse oo Waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa sheegay in xeebaha degaankas dhibaato xoogan ay ku hayaan Mara

Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 46aad – maqal & muuqaal)
Doodii Macalimu ee Shalay “Baroortu Orgiga Ka Weyn” (Qormo)
Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)

Guddoomiyaha degmadda Gumbax Maxamuud Axmed Muuse oo Waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa sheegay in xeebaha degaankas dhibaato xoogan ay ku hayaan Maraakib si sharci darro ah uga kaluumaysanaya xeebahaas.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in Maraakib gaaraya 16 markab oo la aqoon wadamada kasoo jeedan ay guranayaan khayaradka xebahaas ku dugan,wuxuna gudoomiyuhu shegay in dhibaato ay ka dhalan doonto haddi aan wax laga qaban jariifayaashas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: