JANAN OO MUQDISHO KA DAGEY (Sawirro)

HomeWararka

JANAN OO MUQDISHO KA DAGEY (Sawirro)

Wasiirkii hore ee Amniga  Jubbaland Cabdirashiid Janan  oo shalay lagu soodhaweeyay magaalooyinka Balad Xaawo iyo Doolow ayaa goor dhawayd ka dagey magaalada Muqdisho. Janan waxaa safarkiisa ku weheliyay Wasiiro ka tirsan xukuumada. Diiwaanka wararka Radio Daljir

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Kala Diray Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso.
Wasiirkii hore ee Amniga  Jubbaland Cabdirashiid Janan  oo shalay lagu soodhaweeyay magaalooyinka Balad Xaawo iyo Doolow ayaa goor dhawayd ka dagey magaalada Muqdisho. Janan waxaa safarkiisa ku weheliyay Wasiiro ka tirsan xukuumada.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: