Jan Khaliif Ciise Mudan “Balan Ilaahay waxaan ku qaaday dib dambe gabdhaheena inaan la gumaysan”

HomeWararka

Jan Khaliif Ciise Mudan “Balan Ilaahay waxaan ku qaaday dib dambe gabdhaheena inaan la gumaysan”

Musharax madaxwayne Jan. Khaliif Ciise Mudan ayaa waxaa uu sheegay ammaanka Puntland inuu aad u hooseeyo, dadka shacabka ahi ay ka baqayaan in la laay

Sidee looga ciiday Buhoodle Maanta?
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
MARTISOOR: Maxaa ka jira in Dowladdo ay gacan ka gaysteen dhismihii Puntland | Q-1aad

Musharax madaxwayne Jan. Khaliif Ciise Mudan ayaa waxaa uu sheegay ammaanka Puntland inuu aad u hooseeyo, dadka shacabka ahi ay ka baqayaan in la laayo, la iskuma socon karo magaalooyinka waawayn sida Bosaso iyo Gaalkacyo.

Khaliif Ciise ayaa waxaa uu sheegay haddii uu guulaysto inuu wax ka qaban doono la dagaalanka Al-shabaab iyo Daacish, magaalooyinka Bosaso iyo Gaalkacyo.

Waxaa uu sheegay inuu xorayn doono gobolka Sool oo ku tilmaamay shacabkeeda in xabsiyo dib dambe loo gelin doonin fakerkooda.

Hoos kadaawo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: