Site icon Radio Daljir

Jan Khaliif Ciise Mudan “Balan Ilaahay waxaan ku qaaday dib dambe gabdhaheena inaan la gumaysan”

Musharax madaxwayne Jan. Khaliif Ciise Mudan ayaa waxaa uu sheegay ammaanka Puntland inuu aad u hooseeyo, dadka shacabka ahi ay ka baqayaan in la laayo, la iskuma socon karo magaalooyinka waawayn sida Bosaso iyo Gaalkacyo.

Khaliif Ciise ayaa waxaa uu sheegay haddii uu guulaysto inuu wax ka qaban doono la dagaalanka Al-shabaab iyo Daacish, magaalooyinka Bosaso iyo Gaalkacyo.

Waxaa uu sheegay inuu xorayn doono gobolka Sool oo ku tilmaamay shacabkeeda in xabsiyo dib dambe loo gelin doonin fakerkooda.

Hoos kadaawo

Exit mobile version