Jadwalka Doorashada 2 Senatar oo ka Tirsan Aqalka Sare

Jadwalka Doorashada 2 Senatar oo ka Tirsan Aqalka Sare

Guddiga Hirgalinta doorashada ee Galmudug oo soo saaray jadwalka doorashada labada xubnood ee Aqalka sare ka harsan.

Labadan kursi ayaa ah kuraasta ka harsan doorashada aqalka sare,iyadoo guddiga doorashooyinka ay shaaciyeen in toddobaadka soo socda ay bilaabanayso doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com