JABUUTI: Shacabka oo maanta u dareeray doorshada madaxweynaha

JABUUTI: Shacabka oo maanta  u dareeray doorshada madaxweynaha

Shacabka ku dhaqn dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa maanta oo Jimca ah u dareereen codbixinta doorashada 2021 oo ay ku tartamayaan Madaxweynaha xukunka haya Ismaaciil Cumar Geelle iyo Musharaxa madaxa bannaan ee Sakariye Ismaaciil Faarax.

Ammaanka goobaha ay ka dhacayso codbixinta ayaa aad loo adkeeyay.

Goobaha la dhigay sanduuqyada codeynta waxaa lagu diyaariyay Gacmo dhaq Marada Afka iyo sanka daboosha, waxaana aad loo ilaalinayaa isu dhawaanta dadka sida ka muuqaata muuqaallada laga soo duubay goobaha codbixinta.

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka mid ah dadka saaka codkooda dhiibtay.

Daljir kalasoco natiijada doorshada Jabuuti.

Xassan Heykal, Daljir Garowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com