Jabhadda ONLF | JWXO oo Dhagaxbuur shir ku qabatay

Jabhadda ONLF | JWXO oo Dhagaxbuur shir ku qabatay

Shir balaadhan oo ay soo agaasimeen hoggaanka iyo maamulka Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO | ONLF) ayaa ka qabsoomay magaalada Dhagaxbuur ee gobolka JARAR. Shirka waxaa ka soo qaybgalay dhalinyarada, nindoorka iyo haweenka deegaanka, waxaana qudbad dheer oo loo riyaaqay ka jeediyey afhayeenka Jabhadda Md. CADDAANI HIRMOOGE.

Jabhadda oo hadda ah urur siyaasadeed ka sharciyeysan dalka Itoobiya iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa shirka ku soo bandhigtay halgankii dheeraa ee taariikhiga ahaa ee la soo maray, qorshe siyaasadeedka ururka ee maanta, iyo taageerada maanta looga baahanyahay shacabka deegaanka.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Dhagaxbuur

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com