Jabhadda Col Caarre oo deegaano ka qabsatay Somaliland (Daawo)

Jabhadda Col Caarre oo deegaano ka qabsatay Somaliland (Daawo)

Saraakisha Jabhada Caare oo shir Jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa shegay shegay inay degaano ka qabsadeen Ciidamadda maamulka somalidiidka ah ee Somaliland.

Afhayeen u hadlay Jabhada Col caare ayaa sheegay in ciidamadda Maamulka Somaliland kala wareegeen degaanka Mayd ee gobalka sanaag isla markaan ay ka dileen Ciidamadda Somalidiidka 20 Askari.

Hoos kaga bogo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com