Jaamacadda Bariga africa Boosaaso oo lagu qabtay kulan looga soo horjeedo Goaankii Trump ee Qudus (dhegayso+Sawiro)

jaamacada Bariga Afrika Xarunteeda Wayn ee Magaalada Bosaaso ayaa
maanta waxaa laguqabtay kulan looga hadlaayay Go,aankii Maraykanka uu
ugu Aqoonsaday Caasimada israa,iil in ay noqoto Qudus.

kulanka ayaa waxaa soo qaban qaban qaabiyay Macadka daraasaadka Geeska
Afrija iyo jamacada Bariga Afrika.

Warbixin Xasan Heykal ayaa Boosaaso kaso diray

http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a3136bb010100110bd0c52b/warbixinta+kulnka+jaamacada+Qadiyada+Qudus+.mp3

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com