Jaaliyadda Somaliyeed ee Dalka Maraykanka oo Deeq lacageed Gaarsiyaay Ehelada Dadkii qarixi Zoobe wax ku Noqday (dhegayso)

HomeWararka

Jaaliyadda Somaliyeed ee Dalka Maraykanka oo Deeq lacageed Gaarsiyaay Ehelada Dadkii qarixi Zoobe wax ku Noqday (dhegayso)

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool cariga Mareykanka ayaa deeq lacageed oo ay ugutalagaleen in lagaarsiiyay dadkii wax kunoqday qaraxii zoobe ,ayaa m

Bossaso: Baasaboorka Soomaaliya oo Isir Raaca Nabadoonka Beesha lagu Bixin Doono (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)
Hay’addaha Gargaarka iyo Dowladda Somaaliya oo Lacago dalbaday

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool cariga Mareykanka ayaa deeq lacageed oo ay ugutalagaleen in lagaarsiiyay dadkii wax kunoqday qaraxii zoobe ,ayaa maanta qoysaskii loogu talagalay deeqdan waxaa lagaarsiiyay qoyskiiba 400 oo doolar.

lacagtan ayay jaaliyadu soo wakiilatay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka soomaaliya.

Hadaba Axmed Bashiir gudoomiye kuxigeenka Gudiga lacgtaas loo soo wakiishay oo kahadlay ugu horeen madasha lacagtaasi lagubixinaayay ayaa waxa uu ku faah faahiyay Qorshahooda kuwajahan bixinta lacagtan iyo tirada guud lacagta maanta la bixiyay, waxaana hadalka uga dambayn doona xildhibaan sakariye .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: