Jaaliyada Reer Minnesota oo daahfuray barnaamij Maktabad loogu yegleelayo Degmada Burtinle

Jaaliyada Reer Minnesota oo daahfuray barnaamij Maktabad loogu yegleelayo Degmada Burtinle

Jaaliyada Reer Minnesota oo daahfuray barnaamij Maktabad loogu yegleelayo Degmada Burtinle ee Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed. Jaaliyaddu waxay diraysaa buugaag, computero iyo agab kale oo wax ka tari doona waxbarashada dugsiyada hoose/dhexe iyo sare ee Burtinle.

Jaaliyadda ayaa u mahadcelisay dadwaynihii ka soo qaybgalay kulanka muujiyeyna garabistaag, khaasatan Xildhibaan Samakaab Hussein iyo Xildhiban Jamal Osman.

> Daljir Minneapolis

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com