HomeUncategorized

Issimka, odayaasha, culimada, haweenka, ganacstatda & dhallinta Nuux Maxamuud oo ka tacsiyayanaya geerida AUN M/weyne C/llahi Yusuf.

Caption ...

DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.
DHEGEYSO-Shirkadda Salalah Air oo duulimaad casri ah ka bilaabaysa Puntland.
Dagaal u Dhaxeeya Maleeshiyaad hubaysan oo ka socda Dhuusa-

Innaa Lillaah Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Annaga oo ku hadleyna magaca dhammaan odayaasha, culumaa?uddiinka, haweenka, ganacsatada, iyo dhalinyarada beesha Nuux Maxamuud oo ku kala nool dal iyo dibadba; waxaan tacsi murugo iyo tiiraanyo leh u direynaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyska iyo qaraabada uu ka xijaabtay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed.

Waxaan Illaahay uga baryeynaa marxuumka in uu qabrigiisa u waasiciyo, jannadii Fardowsana ka waraabiyo, annagana waxaan Alle weydiisaneynaa in uu samir iyo iimaan naga siiyo. Aamiin, aamiin.

Geeridu waa xaq, qof kasta oo naga mid ah na waa uu dhimmanayaa.

Tacsidan waxaa diraya:
01. Islaam Haashim Islaam Maxamed Cabdullaahi
02. Sheekh Cumar Xaaji Cali
03. Sheekh Nuur Carfaaye Xasan
04. Sheekh Ciise Cali Cumar
05. Sheekh Cabdullaahi Xuseen
06. Xaaji Axmed C/laahi Xiddig
07. Geedi Faarax Jimcaale
08. Xaaji Nuur Maalin Calas
09. Xaaji Abuukar Raage Culusow
10. Bashiir Axmed Cumar (Jidow)
11. Xasan Jiinow Jimcaale
12. Cali Ciise Bool
13. Xaawo Maxamed Cabdulle (juusto)
14. Madiino Sheekh Muxumed
15. Caaqil Yuusuf Siyaad Maxamed
16. Cabdulle Xasan Maxamed
17. Jaamac Ibraahim Macalim
18. Cabdulfataax Maxamed Cabdulle
19. Cabbaas Cumar Maxamed
20. Daahir Sheekh Abuukar Maalin
21. Bashiir Maxamuud Doole
22. Cabdullaahi Axmed Aden
23. Axmed Maxamuud Faarax
24. Cabdullaahi Maxamed Qaasim
25. C/raxmaan Xasan Jiinow
26. Shariif Maxamed Cabdulle
27. Canshuur Bariise Maxamed
28. Xasan Yuusuf Maxamuud
29. Cabdiraxmaan Cali Cumar
30. Muqtaar Macalin Axmed
31. Jaamac Caddaawe Maxamed
32. Cumar Xaashi Maxamuud
33. Cabdulqaadir Muxidiin Faradar
34. Xuseen Xasan Jiinow
35. Cali Cabdulle Toxob
36. Cumar Axmed Deelle

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: