HomeUncategorized

DHEGEYSO-Shirkadda Salalah Air oo duulimaad casri ah ka bilaabaysa Puntland.

Boosaaso, Oct 31 2016-Shirkadda Sallah Air ee fadhigeedu yahay wadanka Cumaan ayaa qorsheynaya inay duulimaad toos ah ka bilowda Puntland , taasi oo ah mid isku xiraysa Puntland, koonfurta Soomaaliya iyo wadanka Cumaan oo ka mid ah wadamada xiririka ganacsi kala dhaxeeya Puntland oo loo iib geeyo khayraadka kasoo baxa Puntland sida xoolaha nool iyo beeyada.

Dowladda Puntland oo hawlgelisay Markab Ilaalin doona xeebaha Puntland
DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida _Arbaco 10
IGAD oo walaac ka Qabta Rabshadaha lagu Beegsanayo dadka Qaxootiga ah ee Koonfur Afrika

Boosaaso, Oct 31 2016-Shirkadda Sallah Air ee fadhigeedu yahay wadanka Cumaan ayaa qorsheynaya inay duulimaad toos ah ka bilowda Puntland , taasi oo ah mid isku xiraysa Puntland, koonfurta Soomaaliya iyo wadanka Cumaan oo ka mid ah wadamada xiririka ganacsi kala dhaxeeya Puntland oo loo iib geeyo khayraadka kasoo baxa Puntland sida xoolaha nool iyo beeyada.

Maxamed Faarax Xaaji Mire oo ah aasaasaha Golden Safari Group ayaa radio Daljir uga waramay ahmiyadda ay arintan u leedahay buslahada Soomaaliyeed.

Maxamuud Cabdi Ibraahim oo waraystay ayaa marka hore waydiiyay heshiiska ay la galeen shirkadda Salalah air inuu sharaxaad ka bixiyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: