HomeUncategorized

Issimada Sool, Sanaag & Cayn oo ugu baaqay Somaliland in ay ciidamadeeda kala baxdo gobolladaas.

Laascaanood, Mar 18 - Baaq ay si wadajir ah u soo saareen Issimada Sool, Sanaag & Cayn ayay ugu baaqeen maamulka Somaliland in uu ciidamiisa si deg deg ah ugala baxo gobolladaas.

Handadaad iyo cagojuglayn ay la kulmeen suxufiyiinta ka hawlgala warbaahinta Galkacyo.
Degganaansho maanta laga dareemayo Muqdisho iyo dawladda oo ku hanjabtay sii wadid dagaal.
War laga soo saaray xafiiska R/wasaare Gaas oo lagu sheegay in uu meel wanaagsan marayo qosrhii Roadmap.

Issimada gobollada Sool, Sanaag & Cayn oo ugu baaqay Somaliland in ay ciidamadeeda kala baxdo gobolladaas. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: