Ismaaciil Xaaji Warsame oo iska casiley xil uu Madaxweyne Deni hore ugu magacaabay

HomeWararka

Ismaaciil Xaaji Warsame oo iska casiley xil uu Madaxweyne Deni hore ugu magacaabay

Ismaaciil Xaaji Warsame oo iska casiley xil uu Madaxweyne Deni hore ugu magacaabay “waxaa la gaaray waqtigii aan ka bixi lahaa guddiga si aanan qayb ugasii ahaan barnaamij fashilmay, guuldaraystay, aan la sixi karin, oo aan waxba tarayn wax faa’iido ahna u lahayn shacabka Puntland iyo Soomaaliya,” ayuu yiri.

Xaaladda Nololeed ee Qoysaskii Ka Barakacay Duufaantii Caluula (dhegayso)
Maamulka degmada Jariiban iyo shacabka oo baaq ka soo saaray dagaalka Towfiiq (dhegayso)
Puntland oo ka hadashay kisaaski ugu dambeyeey ee COVID-19 dhegayso

Ismaaciil Xaaji Warsame oo iska casiley xil uu Madaxweyne Deni hore ugu magacaabay “waxaa la gaaray waqtigii aan ka bixi lahaa guddiga si aanan qayb ugasii ahaan barnaamij fashilmay, guuldaraystay, aan la sixi karin, oo aan waxba tarayn wax faa’iido ahna u lahayn shacabka Puntland iyo Soomaaliya,” ayuu yiri.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: