Maamulka degmada Jariiban iyo shacabka oo baaq ka soo saaray dagaalka Towfiiq (dhegayso)

Maamulka degmada Jariiban iyo shacabka oo baaq ka soo saaray dagaalka Towfiiq (dhegayso)

Guddoomiyaha degmada Jariiban Maxamuud Maxamed Maxamuud ayaa baaq nabadeed u diray dadka walaalaha ah ee kudagaalamaya degmada Towfiiq ee gobolka Mudug.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale waxgaradka Puntland iyo Galmudug ugu baaqay  in ay kaalintooda wacyigalinta  ay qaataan.
Ugu danbayn gudoomiyaha ayaa digniin u diray dadka huninaya dagaalkan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com