Isgaarsiinta degmada Eyl oo go’an iyo roobka oo beerihii latagay  (daawo)

HomeWararka

Isgaarsiinta degmada Eyl oo go’an iyo roobka oo beerihii latagay (daawo)

Roobabkan oo da'ayey 24 kii saac ee lasoo dhaafay deegaanada Puntland ayaa saameeyey isgaarsiinta deegaanada qaar, degmada Eyl ee gobolka Nugaal oo ka

Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa iyo Daljir iyo Axmed Sh Maxamed Tallman (DHEGAYSO)
“Ujeedada socdaalkaygu waxay ahayd xuska YOGA.” Safiirka Hindiya waraysi gaar ah

Roobabkan oo da’ayey 24 kii saac ee lasoo dhaafay deegaanada Puntland ayaa saameeyey isgaarsiinta deegaanada qaar, degmada Eyl ee gobolka Nugaal oo kamid ah meelaha sida weyn uu uga da’ay roobku waxaa jira khasaare soo gaarey beeraha, korontada iyo isusocodka dadka oo xirmay.

Goobaha ganacsiga iyo waxbarashada saaka lama aadin degmada Eyl.

Abshir Haaruun Salaad oo ku sugan magaalada Eyl ayaa Daljir u waramay.

Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: