HomeUncategorizedBarnaamijyada

Inta badan wadooyinka Muqdisho oo saaka xiran kahor doorashada madaxtinimada.

Muqdisho, Feb 07 2017-Wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa saaka ka dhaqan galay bandow rasmi ah oo uu dhowaan ku soo rogey maamulka gobolka Banaadir.

DHEGEYSO-Puntland oo Hay’ado caalami ah geysey deegaamada abaaruhu saameeyeen.
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Akhriso-Taariikhda madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C Farmaajo.

Muqdisho, Feb 07 2017-Wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa saaka ka dhaqan galay bandow rasmi ah oo uu dhowaan ku soo rogey maamulka gobolka Banaadir.

Bandowgaan saaka bilowday ayaa waxa uu ku khasbay gaadiidku inaysan adeegsan wadooyinka waaweyn waxaana dhammaan ku go’an kaarikooyin dhagax iyo ciid ah.

Tallaabadaani ayaa ku soo aadaysa iyadoo doorashada madaxweynaha Soomaaliya ay berry qabsoomi doonto, waxaana ay muujinaysaa ammaan xumida magaalada Muqdisho.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: