Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare oo ka bilaawday Muqdisho & Mahdi Guuleed oo daahfuray

Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare oo ka bilaawday Muqdisho & Mahdi Guuleed oo daahfuray

In ka badan 40-kun oo arday oo maanta u fariisatay Imtixaanka shahaadiga fasalka 12-aad ee Dugsiga Sare, waxaana xariga ka jaray Raisalwasaare kuxigeenka dalka Mahdi Guuleed.
Cabdiraxmaan Waabari ayaa warkan diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com