Ilhan Cumar oo ku guulaysatay Congress-ka Maraykanka

HomeWararka

Ilhan Cumar oo ku guulaysatay Congress-ka Maraykanka

Ilhan Cumar oo mudooyinkii udambeeyay utar tameysay  Aqalka Hoose ee Congress-ka Maraykanka ayaa ku guulaysatay ka mid noqoshada  xubnaha Baarlamaanka

“Anigu waxaan kamid ahaa macalimiinta magaalada, haddana waxaan ku jiraa difaaca SSC”
GAROWE: Daah-furay Madasha wadatashiga ee wax ka qabashada Nafaqo darada (daawo)
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Hambalyo u diray shacabka Galmudug

Ilhan Cumar oo mudooyinkii udambeeyay utar tameysay  Aqalka Hoose ee Congress-ka Maraykanka ayaa ku guulaysatay ka mid noqoshada  xubnaha Baarlamaanka Aqalka hoose .

Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in guusheeda ay ahayd fariin  loo dirayay  madaxweynaha Mareykanka , maadaama dalka Mareykanka ay ku nool yihiin dad  kala duwan.

 

Xubnihii kale ee Soomaalida ahaa ee  utartamayay  Aqalka Hoose  kana soo jeeday gobolka Minnesota ayaa waxaa ka mid ahaa  Hodan Xasan iyo Maxamuud Nuur  oo iyaguna ku gulaystay doorashada  .

Doorashada dhexe ee dalka Mareykanka ayaa ahayd mid aad u adkeed sanadkan ,waxayna labada xisbi ee dalka Maeykanka ay ku dagaalamayeen cidii labada Aqal aqlabiyada ugu badan yeelan lahayd.

 

Guusha Ilhaan Cumar ayaa waxa ay Soomaalida u ahayd guul u soo hoyatay ,waxaan Ilhan Cumar looga fadhiyaa in ay wax  ka qabato dhibaatooyinka ay  Soomaalida kala kulmaan dadka cadaanka ah .

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: