IGAD oo Walaac ka Muujisay Xaalada Malaayiin qof oo ku nool Geeska Afrika

HomeWararka

IGAD oo Walaac ka Muujisay Xaalada Malaayiin qof oo ku nool Geeska Afrika

Dawladaha xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD oo shir ku yeeshay magaalada Nairobi ayaa walaac ka muujiyey xaaladda nololeed ee in ka badan 55 milyan o

LAASCANOOD: Xildhibaan Hon Cabdi Qowdhan Warsame oo gaaray Magaaladdas
Wacaal Darey ah: Ahlusunna oo lawareegtay amaanka xarunta guddiga farsamada ee Dhuusa Mareeb
Ciidamada Galmudug oo xiray Odayaashii heshiiska la galay Al-Shabaab

Dawladaha xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD oo shir ku yeeshay magaalada Nairobi ayaa walaac ka muujiyey xaaladda nololeed ee in ka badan 55 milyan oo qof oo ku nool gobolka Geeska Afrika, kuwaas oo waajahaya xaalado cunto la’aaneed, nafaqo-darro iyo dhibaatooyin kale oo ka dhashay colaadaha iyo isbedelka cimilada.

Agaasimaha xarunta saadaasha cimilada ee IGAD Guuleed Cartan ayaa faah faain ka bixiyay xog aruurin ay sameeyeen oo sheegeysay macluusha kajirta dalalka Afrika, isaga oo sheegay inay sabab u tahay colaada waddanka Ukraine.

Xaalada Malaayiin qof oo ku nool Dalalka Geeska Afrika gaar’ahaan Soomaaliya , Itoobiya , Kenya iyo Suudaan IGAD ay sheegatay cuna yarida heysata haddii aan deg deg wax looga qaban ay Macluul isku beli karto.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: