Hoggaamiyeyashii hore ee dalka iyo Siyaasiyiin kale oo shir ku yeeshay Istanbul

Hoggaamiyeyashii hore ee dalka iyo Siyaasiyiin kale oo shir ku yeeshay Istanbul

Shir socday muddo shan cisho ah ayaa Madasha Xisbiyada Qaran waxaa uu maanta ugu soo gabagaboobay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay inta badan Madaxdii hore ee dalka soo maray sidda Madaxweynayaal, Ra’iisul Wasaare, Madax maamul goboleed, Xildhibaano iyo Siyaasiyiin waa weyn.

Waxaa shirkaan diiradda lagu saaray doorashada soo socota ee 2021, xaalada siyaasadeed, mida amniga iyo sidii Madashu oo isku duuban doorashada soo socota uga qeyb geli lahaayeen.

Sidoo kale waxaa jirta hadal heyn ku aadan in Madashu dhowaan shaacin doonto Musharaxa ay ku mideysan yihiin oo uga qeyb gala doorashada 2021.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com