Heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran oo guddi loo saaray (Akhriso)

Heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran oo guddi loo saaray (Akhriso)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa magacaabay Guddi gaar ah oo kasoo talabixiya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran oo ay xukuumadu usoo gudbisay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 5 Xubnood ayaa Shaqadoodu tahay inay kasoo talo bixiyaan heshiiskii ay gaareen Golaha wadatashiga Qaran.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com