Hay’adda PAC oo Garowe Casho Sharaf ugu samaysay Dadka la Nool Cudurka Aydhiska (dhegayso)

Hay’adda PAC oo Garowe Casho Sharaf ugu samaysay Dadka la Nool Cudurka Aydhiska (dhegayso)

Hay’adda Dowladda Puntland u qaabilsan Aydhiska ee PAC ayaa xalay Caasimadda Puntland ee Garowe ku qabatay Munaasabad casho sharaf ahayd oo lagu casumay dadka la Nool cudurka Aydhiska.

Munaasabadda waxaa Goobjoog ka ahaa Madax katirsan Puntland oo uu kamid ahaa Madaxweyne ku xigeenka Puntland Camey,iyo Agaasimaha Hay’adda PAC .

Axmed sheekeye ayaa Warbixintan Garowe kaso jeedinaya

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com