Hay’adda Nisa oo sheegtay inay dishay xubno ka tirsan al-shabaab

Hay’adda Nisa oo sheegtay inay dishay xubno ka tirsan al-shabaab

Hawlgal ay iska kaashadeen Hay’adda nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka iyo Saaxiibada caalamka oo laga fuliyay deegaanka Buq-aqable ee Gobalka Hiiraan ayaa lagu dilay halkaasi, sida lagu sheegay war lagu baahiyay Warbaahinta Dowladda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com