Guuxa ka jira gobolka Bari iyo guusha laga filan karo garoon ku wareejinta Imaaraadka ee Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Guuxa ka jira gobolka Bari iyo guusha laga filan karo garoon ku wareejinta Imaaraadka ee Puntland (dhegayso)

Puntland ayaa dhawaan heshiis horumarineed waxa ay la gashay dalka isutaga Imaaraadka Carabta, kaas oo lagu maaganyahay in lagu balaariyo garoonka diy

Puntland iyo Galmudug oo wadajir uga tashaday Amniga Gaalkacayo (Sawiro)
Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo Hotel Casri ah ka Daahfuray Garoowe (Dhegayso)
Guuxa maanka dadweynaha makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso/daawo)

Puntland ayaa dhawaan heshiis horumarineed waxa ay la gashay dalka isutaga Imaaraadka Carabta, kaas oo lagu maaganyahay in lagu balaariyo garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaaso lana wareegaan maamulka garoonka Bosaaso dowladda Imaaraadka Carabta.

Imaaardka ayaa horay ula wareegay dekeda Bosaaso, lawareegidaasi oo ku salaysnayd dhisitaan cusub iyo balaarin dekeda hada jirta ee Bosaaso inkastoo waqti dheer uu ka soo wareegayna majirto wax talaabo ah oo horay loo qaaday hase ahaatee xukuumada Puntland ayaa sheegtay daruufo laga gaarabikaro in ay sababeen dib udhacaasi.

Hadaba midan cusub ee garoonka Bosaaso ayaa waxaa laga bixiyay aragtiyi kala duwan .

Sharciyaqaan Muuse Cali Jaamac oo ku sugan magaalada Bosaaso ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay Radio Daljir waxa uu uga hadlayaa waxtarka iyo wax tar la’aanta laga fili karo lawareegida garoonka Bosaaso ee Imaaraadka Carabta.

wariye Cabdiraxmaan Xudayfi ayuu uwaramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Abti yariisoow 5 years ago

    WAAD iska hadashay Mr hanoqon meesha kama
    Tage, waxna kama tare, hakicin
    Umada dagaal hagelin reer puntland
    Lahako hadalada qaarkood

DISQUS: