Gudoonka Golaha Shacabka oo la kulmay xubno ka socda wakiilada beesha Caalamka

HomeWararka

Gudoonka Golaha Shacabka oo la kulmay xubno ka socda wakiilada beesha Caalamka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka marwo Sacd

Yemeniyiinta oo ka mudaaharaaday Joogitaanka Imaaraatka Carabta ee jaziiradda Suqadra
MUQDISHO: Sarkaal ka tirsan Ciidamad Booliska Iyo Askari Ilaalo u ahaa oo Lagu dilay Muqdisho
Muxuu ka hadlay madaxwayne kuxigeenka Galmudug

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa waxay kulan muhiim ah la qaateen danjiraha dalka Taliyaaniga Amb. Alberto Vecchi.

Danjiraha ayaa xusay kaalinta ay ku lee dahay Dowladda Talyaaniga mashaariicda horumarineed ee wadamada EU-da ka fuliyaan dalka, ahmiyad gaar ahna siin doonaan wada shaqaynta golaha sharci dejinta sidoo kale waxaa uu soo hadal qaaday in dowladda Taliyaaniga ay soo dhoweyneyso gabdhii ugu horeysay oo noqata Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad.

Guddoomiyaha ayaa ammaanay doorka horumarineed ee lama ilaawaanka ah ay ku leeyihiin dowladda Taliyaaniga Dowlad dhiska dalka in uu yahay mid soo jireen ah oo Taariikh facweyn ku leh dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: