Gudoomiyihi Degmada Marko oo goor dhaweyd Qarax lagu dilay

Gudoomiyihi Degmada Marko oo goor dhaweyd Qarax lagu dilay

Qarax Ismiidaamin ah ayaa ka dhacay magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeelada Hoose waxaana lagu dilay guddoomiyaha degmadaas Cabdullaahi Waafow iyo 11 qof oo kale.

Qarax kale oo ka dhacay guri ku yaala degmada Dharkeynley ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, waxa uuna ku qarxay ragii diyaarinayay sida ay sheegeen masuuliyiin kuwa amaanka ah.

Afgooye Qarax kale oo ka dhacay ayaa sidoo kale sababay dhimashada dad ku dhaw 6 qof iyo dhaawaca dad kale oo shacab ah sida ay soo sheegayaan wararka ka imaanayo degmadaas.

Inta geeriyootay Alle ha u naxariisto

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com