Gudoomiyihi Barlamaanka  Itoobiya oo Xilki iska Casilay

HomeWararka

Gudoomiyihi Barlamaanka Itoobiya oo Xilki iska Casilay

Guddoomiyihii Baarlamaanka Federaalka Itoobiya Abadula Gemeda,ayaa iska casilay xilkaas,waxaana uu warqaddiisa is casilaadda ku wareejiyay Ra’islawasa

SSC-KHAATUMO yeysan waxba ka sugan, kana filan dawladda Xasan Sheekh
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)
Duqeymo horleh oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe & howlgallo socda

Guddoomiyihii Baarlamaanka Federaalka Itoobiya Abadula Gemeda,ayaa iska casilay xilkaas,waxaana uu warqaddiisa is casilaadda ku wareejiyay Ra’islawasaaraha Dalka Itoobiya.

Shaqsid la isku halleyn karo oo ka tirsan Dowladda Itoobiya ayaa Wargeyska AS u sheegay in Guddoomiyaha Baarlamaanka isu casilay go’aanka dowladda dhexe ka qaadatay colaadda Soomaalida iyo Oromada Itoobiya,taas oo sababtay in 150,000 oo Oromo ah ka qaxaan degaannada Soomaalida.

Sidoo kale gacanta adag ee Dowladda Federaalka ah ugu jawaabtay Oromada dishay 43da Soomaalida ah ayuu ka carooday Guddoomiyaha is casilay ee Baarlamaanka Federaalka Itoobiya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: