Gudoomiyaha Waxbarashadda Burtinle oo Daljir Uga Waramay Xaaladda Waxbarasho ee Burtinle (dhegayso)

Gudoomiyaha Waxbarashadda Burtinle oo Daljir Uga Waramay Xaaladda Waxbarasho ee Burtinle (dhegayso)

Gudoomiyaha Waxbarashadda degmadda Burtinle ee Gobalka Nugaal Cabdi budeeye oo waraysi gaar ah sinayeey Radio daljir ayaa ka hadlay xaaladdda Waxbarasho ee Burtinle iyo Ardayda iskuuladda sare iyo hoose oo laga jaro lacagta lagu dhisayo jidka isku xirra ceerigaabo iyo ceeldaahir .

Cabdul Cabdi Bideeye ayaa ka hadlay sido kale Ardayda iskuuladda ee la bootiyo dhinaca fasaaladda,wuxuna ka hadlay arimo kala duwan oo ku saabsan Waxbarashadda Burtinle.

dhegayso codkiisa

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com