HomeWararkaMaqaalo Kale

Gudoomiye Ku xigeenka degmada Burtinle oo shir jaraaid qabtay ayaa ka hadlay xaalado ka jira degmada

Gudoomiye ku xigeenka degmada Burtinle Cabdidaahir Jaamac Canjalaf oo Shir jaraaid ku qabtay degmada Burtinle ayaa Shacabka degmada Burtinle ee soo do

12 jir Burtinle lagu kufsaday oo aan isbitaal Bossaso ku booqanay (daawo | dhegayso)
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 7aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 16aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

Gudoomiye ku xigeenka degmada Burtinle Cabdidaahir Jaamac Canjalaf oo Shir jaraaid ku qabtay degmada Burtinle ayaa Shacabka degmada Burtinle ee soo doortay ugu baaqay isku duubni Wasaarada Arimaha gudaha Puntland na ka codsaday inay uga jawabaan arimaha uu shirka jaraaid kaga hadlayo iyo dukumintigi uu u soo gudbiyey lana qabto kala fadhigii golaha degaanka silooga badbaado sharci ku tumashada uu sameeyey Gudoomiyaha degmada

Diwaanka wararka | Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0