12 jir Burtinle lagu kufsaday oo aan isbitaal Bossaso ku booqanay (daawo | dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

12 jir Burtinle lagu kufsaday oo aan isbitaal Bossaso ku booqanay (daawo | dhegayso)

Waa sidee xaaladda Najmo Cabduqaadir Xasan oo ah gabar 12 sano jir ah oo kufsi loogu gaystay degmada Burtinle ee gobolka Nugaal? Najmo ayaa waxaa hadd

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 17aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)
Dr. Cabdishaafi Axmed Cali, PhD Sharia & Islamic Studies: Doorka Diinta ee Wacyigelinta COVID-19 | (daawo)
SHIRWEYNAHA 5-AAD EE URURKA WARBAAHINTA PUNTLAND MAP

Waa sidee xaaladda Najmo Cabduqaadir Xasan oo ah gabar 12 sano jir ah oo kufsi loogu gaystay degmada Burtinle ee gobolka Nugaal? Najmo ayaa waxaa hadda lagu dabiibayaa isbitaal ku yaal Bossaso, inkasta oo dhaqaatiirta aysan ku guulaysan in ay weli wax ka qabtaan xaaladeeda caafimaad.

Wariye Mohamoud Abdi Ibrahim ayaa ku booqday isbitaalka, warbixinta hoosena ka diyaariyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: