Guddoomiye Ciyoon: “57 Sano kaddib Gobolka Sanaag wuxuu Yeelanayaa Waddo Laami ah” (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiye Ciyoon: “57 Sano kaddib Gobolka Sanaag wuxuu Yeelanayaa Waddo Laami ah” (dhegayso)

Gudoomiyaha gobolka Sanaag, Maxamuud Ismaaciil Ciyoon, ayaa shaaciyey in tan iyo xorriyaddii Soomaaliya 57 sano kaddib gobolka Sanaag uu yeelan doono

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Xuskii 1da Luuliyo iyo Wacdarihii Garoowe (daawo)
Shir looga hadlaayay doorka siyaasada ee haweenka oo Garoowe ka dhacay (dhegayso)

Gudoomiyaha gobolka Sanaag, Maxamuud Ismaaciil Ciyoon, ayaa shaaciyey in tan iyo xorriyaddii Soomaaliya 57 sano kaddib gobolka Sanaag uu yeelan doono markii ugu horeysey waddo laami ah oo ay hirgelinayso dowladda Puntland, wuxuuna xusay in sanadkaan durba shacabka Puntland ay bilaabeen in ay gobolka u safraan.

“Horurmarku waa isku-tashi iyo talo oo aan laga sugin ajnabi iyo hay’ado!”

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: