Shir looga hadlaayay doorka siyaasada ee haweenka oo Garoowe ka dhacay (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntlaand waxaa ka furmay maanta kulan looga arinsanayay sidii haweenka gobolka Nugaal door mugleh ay ugu yeelan lahaayeen xubnaha Puntland ku matala labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya Soomaaliya snadaka 2021ka.

kulanka waxaana soo qaban qaabisay wasaarada haweenka iyo horumarinta qoyska Puntland.

waxaana kasoo qayb galay haween, Madax dhaqameed, Nabadoono, Culimo iyo Xubno ka socdey ururada Warbaahineed.

Agaasimaha waaxda Jinsiga iyo Xaquuqul insaanka wasaarada haweenka iyo arimaha qoyska Puntland Luul jaamac Awnuur ayaa Daljir uga warantay Muhiimada shirka.
Dhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com