Gudoomiyaha  Ururka Caddaaladda Iyo Sinnaanta Puntland Eng Khaliif Xasan Jabiye oo Ufayn lagu soo dhaweyey (Daawo)

HomeWararka

Gudoomiyaha Ururka Caddaaladda Iyo Sinnaanta Puntland Eng Khaliif Xasan Jabiye oo Ufayn lagu soo dhaweyey (Daawo)

Gudoomiyaha Ururka Caddaaladda Iyo Sinnaanta Puntland Eng Khaliif Xasan Jabiye ayaa lagu soo dhawyeey degmadda Ufayn ee gobalka Bari. Soo dhaweynta

IMF oo shuruud ku xirtay inay lacag cusub usoo daabacdo Soomaaliya (daawo)
Jaamacadda Badda Cas oo Sagootin u samaysay Qaar kamid ah Ardaydeeda (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Gudoomiyaha Ururka Caddaaladda Iyo Sinnaanta Puntland Eng Khaliif Xasan Jabiye ayaa lagu soo dhawyeey degmadda Ufayn ee gobalka Bari.

Soo dhaweynta Gudoomiyaha waxaa ka qayb qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshadda Ufayn,Ururada haweenka,dhalinyarada Maamulka degmadda iyo Nabadoonada Ufayn.

Boqolaal dadweyna ah ayaa isugu soo baxay Fagaarayaasha Magaaladda Ufayn ,waxana dadweynaha ay ahayeen kuwo u hamuun qabay imaanshaha Gudoomiye Jabiye.

Eng Jabiye oo hadalka qaatay ayaa uga mahadceliyeey Bulshadda Ufayn sida waanagsan ay ugu soo dhaweyeen degmadda Ufayn.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: