Jaamacadda Badda Cas oo Sagootin u samaysay Qaar kamid ah Ardaydeeda (dhegayso)

Jaamacadda Badda Cas oo Sagootin u samaysay Qaar kamid ah Ardaydeeda (dhegayso)

Jaamacadda Badda Cas oo kamid ah Jaamacadda Ugu caansan dalka ,gaar ahaan Puntland ayaa maanta Magaladda Boosaaso ,gaar ahaan Xarunta Jamacadaas sagootin ugu samaysay Qaar kamid ah ardaydeeda gaar ahaan Dufcadda 7 aad ee Jaamacadda.

Warbixintan Wariye Xasan Heykal ayaa kaso diray Boosaaso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com